Nuqul ka mid ah Warqadaha aqoonsiga oo laga gudoomay danjire Choi Yeonghan (Sawirro)

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyre Cabdi, ayaa Nuqul ka mid warqadaha aqoonsiga danjiranimo uga guddoomay maanta xafiiskiisa danjire Choi Yeonghan, Safiirka cusub ee dalka koonfurta Kuuriya u fadhin doona Soomaaliya. Intii qaabilaadda lagu guda-jiray, Wasiiru dowle Cabdulqaadir iyo Danjire Choi waxa ay ka wada hadleen xiriirka laba geesoodka ee labada … Continue reading Nuqul ka mid ah Warqadaha aqoonsiga oo laga gudoomay danjire Choi Yeonghan (Sawirro)